225 HomeCategoriesEventsForums
Latest
VideoAudioLyrics
Video
Music News
Fiska iyo xaajigeedi hore maxa kala heesta? 2012-12-09 16:21:26
fananaada farxiyo fiska ayaa jawaab adag soo siisay isla maanta fanaankii ay horay u kala tageen ee bashiir hanuuniye ayadoo tir ”isma qaaadi karayne inagu kala qul quli.” fanaanada ayaa sida la...
Daawo nimco dareen iyo muuqaalka heesta xasilooni 2012-09-07 01:05:53
fanaanada nimco dareen oo aaad muddooyinkan kaga barateen heesaha aadka u macaan ayaa waxey kusoo tuurtay haddana hees aad u daggan oo lagu magacaabo xasilooni. nimco dareen oo loo yaqaano...
Farxiya kabayare iyo gacaliyahey dadka ka dooratay 2012-08-29 07:08:55
fanaanada codka dahbiga farxiya kabayare oo ku nool gayigaas america ayaa maalmahan leysla dhex maraayey iney mar dhoow aqal gali doonto. farxiya ayaa ilaa iyo hadeer laga heyn qofkey la aqal...
Daawo nimco dareen oo dhagax buur u heestay 2012-08-29 05:20:50
fanaanada codka macaan ee soomaaliyeed ee nimco dareen ayaa sameysay hees video clip cusub oo ay ku amaaneyso deegaanka dhegaxbuur oo ah halka ay kasoo jeeddo asal ahaan, waxaana video gaasi ka...
Registered Users Subscribe
This link and that link
Partners