691 HomeCategoriesEventsPremium VideosForums

Nuxur

inkastoo Nafteydii
u Nuglaatey Caashaqa
naafowdey Awgaa
nabar Hoose Aan Qabey
niyadeydii Kaa Tirey
maxaad Iigu Soo Noqoney
ama Aad Iigu Naalooney
nuxurkaagii Iga Guur

nabsigii Ku Heleybaa
igu Kaa Nabaayoo
jaceyl Lagu Nagaadiyo
horaad Nabad U Goysee
maantana Ha Naawilin
maxaad Iigu Soo Noqoney
ama Aad Iigu Naalooney
nuxurkaagii Iga Guur

anoo Noole Kuu Jecel
hadaad Raacdey Naag Kale
nafta Aad Wadaagteen
waad Naruuro Beeshee
aan Is Nabad Gelyeynee
maxaad Iigu Soo Noqoney
ama Aad Iigu Naalooney
nuxurkaagii Iga Guur

Comments
Name Login with Facebook