296 HomeCategoriesEventsForums

Inagu Kala Qulquli

Inaad Caashaqa Qadarisoo
Nafteyda Qiimeyn Baan
Qalbiga Ku Heystee
Miyaan Qalad Kaa Filayee


Qaribanida Inanyahow
Hadana Qalafsanidaaye
Qumaati Ruux Ku Jecel
Qaayo Kula Raboo
inaad Qasto Gilgishoo
miyey Ka Qabatay 


Qaadir Agtiisaan
lagu Qadeynee
Isma Qaadi Kareynee
Inagu Kala Qulquli


Inaad Axdigii Aad Qaadiyo
Qoolkii Aaddhowrtaa
Laabtey Ku Qoraye

Miyan Qadaf Ka Filayee
Qaribanidaa Inanyahow
Hadana Qalafsanidaaye
Qumaati Ruux Ku Jecel
Qaayo Kula Rabo
Inaad Qastoo Gilgishoo
Miyey Ka Qabatay
Qaadir Agtiisaan
Lagu Qadeynee
Isma Qaadi Kareynee
Inagu Kala Qulquli

Comments
Name Login with Facebook
Similar Songs Yaa Iga Daweeya

Nimca Yasin

Iskuman Ogeyn

CabdiQadar Xasan Laari

Nabsigiyo Ayaankow

Sahra Axmed Jaamac

Halbowle

Nuur Cade

Waano

Xaawo Kiin

Albums Amaan xoriyo midnimo Ayeeyo Miir ma lihiye Dalambaabi