Falaarihii Jaceylkaa
ruuxi Fara Ba'an Isaaro
fadlin Badni Galkacaluna
igu Fidi Dareenkii
Inanyahay Fariintiyo
farta Waxan Ku Soo Qoray
dhibtan Igu Fogaatee
farxad Inaan Ku Galiyo
kugu Faano Mooyee
ha'iga Filan Xumaatee
haba Filan Xumaatee
ila Fahan Ujeedada
macaaneey Fahan Ujeedada
Faaladii Asxaabtaa
runtii Fajac Igu Abuurtoo
waxey Igu Furaayaan
hadal Aanan Filaneyn
Inanyahey Fidnadiyo
nin Fudeyd Warku Galo
waan Ka Feejignaada
farxad Inaan Ku Galiyo
kugu Faano Mooyee
ha'iga Filan Xumaatee
haba Filan Xumaatee
ila Fahan Ujeedada
macaaneey Fahan Ujeedada
Thanks To Mohomed For Submitting These Lyrics