keennii Gardaran
ha La Kala Gartee
ina Keen Golaha
gododle Waa Gaddiisiiye
Anna Kula Gartoo
ku Garwaaqsadee
ina Keen Golahoo
hees Uga Gudsee
gododle Waa Gaddiisii
Hibo
Gacalo Gacalooy
Magool
hoow Gacalo
Hibo
gacantaydii Midigay
gododle Waa Gaddiisiiye Gododle
Magool
Gurbaad Iyo Ugguhaad
guri Ma'ay Gashee
gabo Gabo Iyo Ciil
maa Anigaa Guntadaye
gabax Iri Gugaygoon
weli Gelin Toddoba
gododle Waa Gaddiisiye Gododle
Hibo
ma Guryoo Gambiyay
intuu Gaatamuu
garba Aan Wax Qarin
la Gabboodsadee
garka Xarigga Adag
lagu Giijiyee
guul Baan Wadnee
gole Waa Gar Daran
gododle Waa Gaddiisiiye Gododle
Axmad Mooge
Labaan Guursadoo
guul Darro Iyo Ciil
xalay Guurihii
waxaan Gowda Ku Hayaa
gego Maran Gawaan
gaadmadii Horaan
la Guuxayaa
gaaxdeedii Baan
la Golongoloo
gacaltooyadiin Iga Gaabsatee
guullow Allaa I Gargaarayee
gabdhayahow Galab Wanaagsan
oo I Gabte Waa Gaddiinniiye I Gabte
Magool
Gacalo Gacalooy
Hibo
hoow Gacalo
Magool
gacantaydii Midigay
gododle Waa Gaddiisiiye Gododle
Hibo
Sida Geed Ku Yaal
gego Maran Dusheed Baan
gad-gaddoomayaa Labo
gebi Dhexdoodee
gab Gablaynayaayoo
waan Goohayaa
gododle Waa Gaddiisiiye
gododle
Magool
Sida Goosan Ari
uu Weero Galuu
kala Gaabiyaan
harraad Gowracmee
gubtoo Gelin Cidlaa
ku Go'doomayaa
good Iyo Abees
gacan Webi Ma Galay
gododle Waa Gaddiisiiye Gododle
Axmad Mooge
Gabbal Dhacay Dam Yiri
gaajo Iyo Harraad
nimaad Galalafteen
kama Gaabsadoo
wuu Soo Butaacaa
gacmahaygii Baa
gudin Igu Jaroo
dumar Garasho Maleh
geesibaa Goblamay
markii Ay Gantaal
sidii Goodirkii
garka Iyo Wadnaha
garab Kala Heleen
gabdhayahow Alla
waa Gelgelin
oo I Gabte Waa
gaddiinniiye I Gabte
Thanks To Hooyga Aqoonta For Submitting These Lyrics